Soomaalida Nairobi oo dhaqaalihii ugu badnaa ugu deeqay shacabka B/weyne

Waxaa shalay magaalada Nairobi gaar ahaan xaafada Islii lagu soo gabagabeeyay dhaqaale uruurin maalmihii la soo dhaafay ka socday xaafada Islii iyo guud ahaan dalka Kenya. Kulankan oo ay soo agaasimeen maamulka shirkadda “Malin Group of companies” ayaa waxaa door muhiim ah ka qaatay culumaa’udiin uu ka mid ahaa Shiikh Maxamed Cabdi Umul oo Guddoomiye … Continue reading Soomaalida Nairobi oo dhaqaalihii ugu badnaa ugu deeqay shacabka B/weyne